Shariif Xasan oo laga yaabo in uu ka tanaasulo Doorashada  Madaxweynaha Koonfur Galbeed

Warar saacadihii ugu dambeeyay isa soo tarayay ayaa sheegaya in Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan uu qorsheenayo saacadaha soo aadan in uu ka tanaasulo in uu u tartamo xilka Madaxweynaha Koonfur Galbeed. Ilo lagu kalsoonaan karo ayaa ku waramaya in Shariif Xasan Sheekh Aadan oo la kulmaya cadaadisyo kala duwan uu … Continue reading Shariif Xasan oo laga yaabo in uu ka tanaasulo Doorashada  Madaxweynaha Koonfur Galbeed